The challenge
xog lawaayo aan isku xirnayn shaqada iyo shaqalaha aan lahayn balan ama balan dakhtar aan lahayn daawada iyo xogteeda
waxaan u dhisnay system buuxa oo ugaar ah hospitaalka

xog lawaayo aan isku xirnayn shaqada iyo shaqalaha aan lahayn balan ama balan dakhtar aan lahayn daawada iyo xogteeda
waxaanu xalinay maaliyada waxaanu xalinay isku xirka shaqalaha waxaanu saxnay balamaha dhakhtar waxaanu xalinay xogta in ay noqoto hal mid
wuxuu noqday mid lagu farxay oo ay la dhaceen shaqalah iyo maamulka hospitalka dr ali hospital