urn Your WhatsApp Into a Sales Machine
SR Bulk SMS iyo AI Chatbot waa adeeg casri ah oo uu bixiyo Somali Rank IT Digital Solution, waxaana loogu talagalay ganacsiyada, suuqgeynta, iyo hay’adaha doonaya in ay dadkooda ku gaadhaan hab degdeg ah, badbaado leh, oo otomaatig ah.
Adeeggani wuxuu ku shaqeeyaa sida WhatsApp Messengerka rasmiga ah, laakiin wuxuu kaa caawinayaa in aad u dirto farriimo badan hal mar (bulk messaging), aad u gaadho kooxo badan, aad soo ururisato lambarro, iyo in aad otomaatig uga jawaabto macaamiisha iyadoo la adeegsanayo Tiknoolajiyada Sirdhigga Macmalka ah (Artificial Intelligence u2013 AI).
waxaad helaysaa caawinaad joogta ah, waxaana diyiaar kuu ah bahda Somali ranku00a0
Have Any Questions?nCall Us Today!
+252907723725
La dag oo Download Garayso SR Bulk Pilot Now- waxaad la xirirtaa lnberka riix halkan hoose
