urn Your WhatsApp Into a Sales Machine
SR Bulk SMS iyo AI Chatbot waa adeeg casri ah oo uu bixiyo Somali Rank IT Digital Solution, waxaana loogu talagalay ganacsiyada, suuqgeynta, iyo hay’adaha doonaya in ay dadkooda ku gaadhaan hab degdeg ah, badbaado leh, oo otomaatig ah.
Adeeggani wuxuu ku shaqeeyaa sida WhatsApp Messengerka rasmiga ah, laakiin wuxuu kaa caawinayaa in aad u dirto farriimo badan hal mar (bulk messaging), aad u gaadho kooxo badan, aad soo ururisato lambarro, iyo in aad otomaatig uga jawaabto macaamiisha iyadoo la adeegsanayo Tiknoolajiyada Sirdhigga Macmalka ah (Artificial Intelligence – AI).
-
Dirista Farriimo Badan (Bulk Sender)
U dir hal ama in ka badan oo qof ah farriin shakhsiyaysan (personalized) oo ku raacsan magacooda. Waxaad ku dari kartaa sawir, waxaadna dejin kartaa waqti u dhexeeya farriimaha si looga fogaado xannibaadda WhatsApp. -
Kooxaha (Group Blast)
Isla farriin hal ah u dir kooxo badan oo WhatsApp ah isku mar. -
Soo Ururinta Kooxaha (Group Scraper)
Soo saar lambarrada dadka ku jira koox aad maamusho ama aad xubin ka tahay. Ku kaydi CSV si aad ugu isticmaasho markale. -
Hubiyaha Lambarada (Number Validator)
Hubi liis ah lambarro telefon oo dhan adduunka si aad u ogaato kuwa WhatsAppka ku jira iyo kuwa aan ku jirin. -
Ka soo Saar Calabta (Export from Labels)
Soo saar dadkii aad ku calaamaysay (labels) WhatsApp Businesska si degdeg ah. -
Ka soo Saar Liiska sheekaysiga (Export Chat List)
Soo saar lambarada qof kasta iyo koox kasta oo aad sheekaysi ka haysato. -
AI Chatbot (Jawaab Otomaatig)
Ku xidh Open AI API. U sheeg chatbotka shaqadiisa (tusaale: kaaliyaha macaamisha). Marka la furo, wuxuu si otomaatig ah uga jawaabayaa qof kasta oo kuu soo qoro WhatsApp.
Why Work With Us
24/7 Smart Support
waxaad helaysaa caawinaad joogta ah, waxaana diyiaar kuu ah bahda Somali rank
Have Any Questions? Call Us Today!
+252907723725
Brochures
La dag oo Download Garayso SR Bulk Pilot Now- waxaad la xirirtaa lnberka riix halkan hoose

