Waa Maxay AI Automation?
AI automation waa isticmaalka teknoolojiyadda si hawlo badan oo gacanta lagu qabtay loo dhigo si toos ah (automatic). Tusaale ahaan, qaabaynta macmiil, diiwaangelinta dalabka, jawaabta suaaalaha, iyo soo saaridda warbixinno — dhammaan waxaa loo dhigi karaa si otomaatig ah.
Hawlaha Inta Badan Lagu Beddelo AI
- Jawaabta macaamiisha ee WhatsApp iyo social media.
- Bulk SMS iyo email marketing.
- Diiwaangelinta alaabta iyo maamulka dalabka.
- Warbixinno maaliyadeed oo toos ah.
Faa iidada Shirkaddaaga
Marka aad hawlahaaga ku dhigto AI, waxaad badbaadinaysaa waqti iyo lacag, waxaadna kor u qaadayso waxsoosaarka. SomaliRank waxay kuu qaadaynaysaa nidaamyada automation ee gaarka ah. Fiiri adeegyadeena oo dhan iyo AI Chatbot Automation.
